Yurub geenyo concert - Event image
Yurub geenyo concert

Yurub geenyo concert

Come together: send it to your friends.

WhatsApp Facebook Email X LinkedIn Telegram
Yurub geenyo concert — 12 December 2026 — Thouaré-sur-Loire

Saturday

12

December 2026

20:00

Yurub geenyo happy new year

Rue de Homberg, 44470 Thouaré-sur-Loire, France

Available tickets
Placement: Entrée générale
Normal 15,00 €
Session information

Mudane iyo Marwo,

Waxaan si farxad iyo qaddarin leh idinku soo dhawaynaynaa, idinkuna martiqaadaynaa xafladda weyn ee loogu dabbaaldegayo Sanadka Cusub, taas oo ka dhici doonta magaalada Nantes.
Habeenkaas xusuusta leh waxaa inagu wehelin doona boqoradda codka iyo masraxa, Yurub Geenyo (Sawtu Raxma), iyo fannaaniin kale oo caan ah oo wacdaro iyo madadaalo heer sare ah inoo soo bandhigi doona.
Ka soo qayb gal wanaagsan iyo habeen farxad leh! Fadlan wakhtiga hala ilaaliyo si aysan idiin dhaafin bilowga bandhigga.
Mahadsanidiin.

About the venue

Rue de Homberg, 44470 Thouaré-sur-Loire, France

Contact the organiser

Muhsin

Individual